Advanced CSS

CSS Flex Box

20min

CSS Flexbox Layout Module

Basic concepts of flexbox

The Flexible Box Module , inta badan waxaa loo tixraacaa inuu yahay flexbox , waxaana loo design- gareeyay in lagu isticmaalo one-dimensional layout model , sido kale method ahan waxay siinaysaaa space u dhexeeya items-ka interface iyo sidoo kale in lahelo alignment powerfull ah .

Inta aan la helin Flexbox Layout module , waxaa jiray afar way oo loo sameeyo layouts-ka :

  • Block, for sections in a webpage
  • Inline, for text
  • Table, for two-dimensional table data
  • Positioned, for explicit position of an element

Flexible Box Layout Module, waxay ka dhigaysaa mid fudu in la sameeyo design flexible ah sidoo kalena aad ka dhigi karto responsive ayadoon la'isticmalyanin float ama positioning .

Flexbox Elements

Si aad u bilowdo in aad isticmaasho flexbox model waxaa u baahantahay in aad haysato flex container .

css flex box somali
css flex box somali


Elements-kaan kore waxay ka tarjumayaan flex container (area-da buluuga ah) waxaan la socodo 3 item flex items ah.

Tusaale

HTML


Parent Element (Container)

Flex container-ka wuxuu flixible noqonayaa adiga oo display ka dhigaya flex .

CSS


Flex Container properties-kiisa waa :



The flex-direction Property

flex-direction property wuxuu qeexayaa dhinicee ayad rabtaa in flex items-ka ay u jiheystaan.

flex direction column
flex direction column

CSS




column-reverse value flex items-ka wuu is daba dhigayaa vertically lakin wa (botom to top).

CSS


row value wuu is daba dhigayaa flex items-ka si horizontally ah (from left to right).

CSS


row-reverse value flex items-ka ayuu is daba dhigayaa qaab horizontally ah lakin (from right to left).

CSS


wrap value wuxuu qeexayaa in flex items-ka la wrap gareeyo hadii loo baahdo.

HTML


nowrap value wuxuu qeexayaa in flex items-ka aanan wrap garoowaynin (wana sida default-ga ah).

CSS


wrap-reverse value wuxuu qeexayaa in flexible items-ka la wrap gareyn doono hadii loo baahdo waliba qaab caksi ah .

CSS


The flex-flow Property

The flex-flow Property waa wado gaaban oo aad ku qeexi karto flex-direction and flex-wrap properties.

CSS


The justify-content Property

justify-content property waxaa loo isticmaala in lagu align gareeyo flex items-ka.

css justify proerty somali
css justify proerty somali


center value wuxuu flex items-ka ku align gareeyaa in uu geeyo dhex bartamaha container-ka.

CSS


flex-start value wuxuu flex items-ka ku align gareeya bilowga container-ka (kan ayaan default ah).

CSS


flex-end value wuxuu flex items-ka ku align gareeyaa at dhammaadka container-ka.

CSS


space-around value flex items-ka aya wuxuu u soo bandhigaa space ka horeeya items-ka , mid dhexdooda ah iyo mid items-ka kadib ah.

CSS


space-between value wuxuu flex items-ka usoo bandhigaa space u dhexeeya items-ka.

CSS


The align-items Property

align-items property waxaa loo isticmaalaa in lagu align gareeyo flex items-ka.

align-items somali
align-items somali


Tusaaloyinkan soo socda waxaan isticmaali doona 200px height container si aan si fiican ugu fahano align-items property.

CSS


flex-start value wuxuu flex items-ka wuxuu dhigayaa qaybta sare ee container-ka.

CSS


flex-end value wuxu dhigayaa flex items qaybta hoose flex conatiner-ka.

CSS


stretch value wuxuu flex items ku balaarinayaa container-ka si ay u buuxiyaan space-ka banaan. (kan ayan default ah) .

CSS


Perfect Centering

Example-kan waxaan ku xalinaynaa cilad style oo aad caan u ah taasi oo ah in si perfect ah aan u center-gareyno div.

div center somali
div center somali


Solution: si aad si sax ah u center-gareyso div ama flex container isticmaal justify-content and align-items properties to center, kadib si perfect ah ayuu container items u tagayan center-ka.



CSS


Simple Project for CSS Flex Box

flex box example somali
flex box example somali

HTML
CSS


Example 2

HTML
CSS