Introduction To Web Development

9min

Languages and tools of web development



website walba wuxuu ka koobanayahay 2 qaybood

  1. Front-end

Front-end waa shaashada kuu muuqanaysa marka aad website booqato tuslaae hada hadaan booqdo website-ka faceboo.com waxaa ii soo baxaya sawirkaan

facebook
facebook home

  1. Back-end

Back-end waa waxa power siinaya frontend, basically waa halka lagu process gareeyo in data-da aan ku keydino data-base-ka sidoo kalena data-da usoo wareejiya front-endiga.



Badanaa web development jobs-ka waxaa ay ka koobantahay 3 qaybood oo kala ah

  1. Front-end Development
  2. Back-end Development
  3. Full-Stack Development

Full Stack Development waa qofka in uu isku darsado front-end iyo back-end.



Front-end Developers-ka waxay isticmaalaan

  1. HTML
  2. CSS
  3. Javascript

HTML

HTML waxaa laga soo gaabiyaya Hypertext Markup Language waxaan loo isticmalaa in aan ku qeexno building blocks-ka pages-keena Tusaale in aan kusoo drno qoraal , sawiro iyo buttons.

CSS

CSS waxaa laga soo gaabiyay Cascading Stylesheet waxaana loo isticmaala in web pages-keena aan ugu dhigno mid qurux badan tusaale in sawirka aan qurxino cabirkiisa in qoraalka aan soo gelinay yarayno ama waynayneyno in butons-ka aan ka badalno colors-ka iww.

JavaScript

Javascript waxaa loo isticmalaa in aad functionality ku darto web pages-ka tusaale in aad ku darto page-ka animations ama mrki user-ka button click uu siiyo aad usoo saarto message iwm waxbadan wan ka hadli doonaa markaan gaarno javascript.

Tusaale ku saabsan html css iyo javascript

kasoo dhismaha guriga , marki guri la dhisayo wuxu ka koobanayahay blocks kala duwan role-kaasi waxaa ciyaaraya HTML .

guriga wuxu leeyahay colors albbada waxay leeyhihin cabiro kala duwan daaqaha sidoo kale role-kaasi waxaa ciyaaraya CSS.

guriga wxuu leeyhay tubo iyo nal oo shaqooyin kala duwan qabanaya marka aan rabo in aan nalka daaro ama aan damiyo waxan isticmalaya buttons oo ku sameyn karo on/off role-kaasi waxaa ciyaraya Javascript.



Tusaale real life ah

html senario
html senario


Sawirkan kore sida kaaga muuqata waxaa ku jira html elements sida text, image iyo icons.



css somali
css somali


sawirkabn 2aad ee kore waxa uu kuu cadeynayaa sida css uu u sahqeeyo tusaale sida sawirka uu habeysanyhay iyo sida spaces-ka kala duwan ugu dhexjiro sidoo kale cabirka qoraalka iwm.



Document image


sawirkana kore wxuu ku tusinyaa sida uu colorka ugu bedel guduud halka marka hore uu ahaa color la'aan arinkaasi userka sida tooska ah uu. u bedeli karo colorka waxaa ka shaqyanyaa javascript.



Siduu u shaqeeya website-ka ?

Markaa booqato website tusaale dugsiiye.com maxa dhacaya ?



marka aad booqato website waxaa halkaasi laga matalayaa laba qaybood oo kala ah Client iyo Server.

Client : waa browser-ka aad ka dirsato codsiga sida google chrome , safari iyo firefox.

Server : waa computer ama computero ay ku keedsanyihiin dhamman files-ka iyo sawirada website-ka .

markii aad dirsato codsi server-ka wuxu kuu soo kuu soo celinayaa jawaab ah files-ka page-ka hore ee website-ka browser-kana wxuu soo bandhiagyaa jawaabtaasi.

Jawaabaha uu soo celinayo server-ka

sever-ka wxuu soo celinayaa jawaabo isgu jira

  1. 1XX — Informational
  2. 2XX — Success
  3. 3XX — Redirection
  4. 4XX — Client Error
  5. 5XX — Server Error

Halkan ka tix raac faafahin ku saabsan jawabaha uu soo celinayo waa link si faahfaahsan kuu tusinaya dhamamn. jawaabaha uu soo celinayo server-ka.

sidoo kale waxaan isticmalaynaa chrome dev tools si aan ula socono waxa uu soo celinayo server-ka .

chrome dev. tools
chrome dev. tools