Tools and Software We Need

2min

Tools and Software We Need 

Si aad course-ka ula socoto si smooth ah waxaad u baahanatahay in computerkaaga aad ku shubato tools-ka so socda.

  1. Text Editor

Text Editorku waa tool-ka aan waqtiga ugu badan ku shaqayn doono , isga ayaan u isticmaali doona in aan ku qorno code-keena .

Tools fara badan ayaa jira oo aad ku qori karto code-ka lakin aniga waxaan aad u isticmaala hal xabo int abadan developers-ka hada isga ayay isticmalaan wana Visual Studio Code.

vs code dugsiiye
vs code dugsiiye




Halkan kala soo dag visual studio code 👉 https://code.visualstudio.com



        2. Browser

Browser-ku waa halka aan ka arkayno results-ka code-kii aan qornay , browsers badan ayaa jira lakin waxaa ugu caansan google chrome oo ay developers-ka si aad u isticmaalan .

google chrome dugsiiye
google chrome dugsiiye




Halkan kala soo dag Google Chrome 👉 google chrome



Hada intaan ayaan u baahanahay kaliya tools kale way jiraan oo aan isticmaali doono lakin kan ayaa ugu muhiimsan.